Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Maantay si Rasmi ah loogu Soo Kordhiyay Sadex Degmo oo...

Galmudug oo Maantay si Rasmi ah loogu Soo Kordhiyay Sadex Degmo oo Cusub

0

Baarlamaanka Dowladda Galmudug ayaa ansaxiyey Degmooyinka cusub ee Gadoon, Godinlabe iyo Xero-dhagaxleey oo dhamaanba noqonaya kuwo sharci ah.

Tirada Degmooyinka cusub ee Baarlamaankani ansaxiyey ayaa gaartey 12 degmo oo wax la qaybsanaya degmooyinkii hore ee sharciga ahaa.

Horay Waxa Degmooyinkaan u Ansixiyay Golaha Wasiirada Galmudug Maantay Waxaa Meel Mariyay Baarlamaanka Galmudug Waxaana u Dhiman Kaliya Saxiixa Madaxweyne Qoor Qoor.

Degmooyinkaan ayaa Waxaa Kala Daga Gadoon Beesha Cayr Godinlabe Beesha Saleebaan iyo Xeradhagaxleey oo Beesha Sacad ay Dagaaan.

Ad
Previous articleTaliye Sanbaloolshe Cali Cosoble iyo Cali Jayte oo Gaaray Maxaas Maxaa ka jira?
Next articleQoor Qoor oo Ku Wajahan Degaan ka Tirsan Galmudug oo Ay ku Dhinteen inka Badan 60 Qof

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here