Home Wararka Maanta Taliyayashii Milateriga iyo Booliska ee Dalka Jabuuti oo Xabsi Guri lagay Dhigay...

Taliyayashii Milateriga iyo Booliska ee Dalka Jabuuti oo Xabsi Guri lagay Dhigay ogoow Sababta

0

Taliyayaashii ciidamada Booliska iyo Milateriga Jabuuti ayaa xabsi guri laga dhigay, sida ay cadeynayaan warar madax banaan oo lahelayo, iyadoo ay adag tahay in lahelo macluumaad buuxa.

Taliyaha ciidamada Milateriga Jabuuti Jen, Zakariye Sheekh Ibraahim & Taliyaha Booliska Korneyl, Cabdilaahi C Faarax ayaa ciidamada Nabadsugida iyo Ilaalada Madaxtooyada la dul-dhigay.

Taliyaha Milateriga ayaa ciidankaas hogaaminayay ilaa markii xoriyada qaadatay Jabuuti, Geelle ayaa ka welwelsan in xukunka Jabuuti ladhaafiyo.

22 sanno wax kabadan ayuu Ismaaciil hayaa hoggaanka dalkan yar ee Jabuuti, deynta ugu badan ayaa lagu leeyahay dalkan, waana dal u qaabeysan sida Shirkad gaar ah, waxaana kuwada nool dalkan Qowmiyadaha Cafar iyo Soomaali.

Ad
Previous articleAskari Dilay Darawal Mooto Bajaaj oo Dil Toogasha Lagu Xukumay
Next articleDeg deg wasiirkii Qorshaynta Galmudug oo is Casilay ogoow Sababta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here