Home Wararka Somaliya Galmudug Deg deg wasiirkii Qorshaynta Galmudug oo is Casilay ogoow Sababta

Deg deg wasiirkii Qorshaynta Galmudug oo is Casilay ogoow Sababta

0

Wasiirka Qorsheynta Galmudug ayaa shaaciyey in uu Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye u gudbiyey warqad istiqaalo ah oo uu ku cadeynayo in uu isaga tagayo shaqada wasiirnimo isagoo yiri.

Bismilaah,

Waxaan maanta u gudbiyay Madaxweynaha Galmudug warqadii aan iskaga casilay xilkii Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee Galmudug.

Waxaan gadaal kasoo faahfaahin doona sababta keentay iscasilaadeyda oo aan ku faahfaahin doono shir jaraaid.

Waxaan si guud ugu mahadcelinayaa dhamaan heyadaha Dowladda Galmudug iyo shacabkeeda. Sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa howl wadeenada Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalmiga sida hagar la’aanta eey iila shaqeeyeen.

Wasiir cabdinaasir Geelle ayaa ka mid ahaa musharaxiinta u taagnaa kursiga Hop147 oo uu kufadhiyo markalena u taagan yahay Xildhibaan Mahad Salad.

Ad
Previous articleTaliyayashii Milateriga iyo Booliska ee Dalka Jabuuti oo Xabsi Guri lagay Dhigay ogoow Sababta
Next articleRaysulwasaare Rooble oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Beesha Caalamka(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here