Home Wararka Maanta Taliyayaasha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo kulan Ku Yeeshay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya...

Taliyayaasha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo kulan Ku Yeeshay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Qodobo Muhiim ahna Ka Wada Hadlay(Sawiro)

0

 

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen, Odowaa Yuusuf Raage ayaa shir gudoomiyey kulan ay iskugu yimaadeen dhammaan Taliyayaasha ciidamada kala duwan ee dalka, kana dhacay Xarunta Taliska difaaca dalka waxaana looga hadlay 3 qodob oo kala ah.

In ciidamadu aysan siyaasadda qeybka noqon, laguna koobnaado xaqiijinta Amniga.

Adkeynta Amniga dalka iyo La dagaalanka Cadowga, xiligan kala guurka ah.

Wadaagida xogaha Amniga si dhaqso leh, si looga hortago kuwa kasoo horjeeda Amniga, Argagixisada.

Ad
Previous articleRaysulwasaraha Etoobiya iyo Madaxwaynaha Maraykanka oo Qadka Telefoonka Kuwada Hadlay
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Caawa Jeediyay Khudbad waxuuna Taageeray Shirkii G Wadatashiga Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here