Home Wararka Maanta Raysulwasaraha Etoobiya iyo Madaxwaynaha Maraykanka oo Qadka Telefoonka Kuwada Hadlay

Raysulwasaraha Etoobiya iyo Madaxwaynaha Maraykanka oo Qadka Telefoonka Kuwada Hadlay

0

Wada hadal telfoon ayay yeesheen Madaxweynaha Mareykanka iyo R/wasaaraha Itoobiya, ku dhawaad hal sanno oo ay US diidanayd aqbalida dhabta in Itoobiya howlaheeda ABIY ay kala hadasho kadib, US ayaa dooneysay in ay xukunka Addis kusoo celiso TPLF, balse Korneylka Itoobiyanka ah ee Abiy ayaa Tuutaha dib u xidhay!

Xariirka labada dal ayaa gaaray halkii ugu hooseysay, Safaarada Mareykanka ee Addis Ababa ayaa maalin kasta shacabkeeda ugu yeertay in ay kabaxaan Itoobiya oo ay halis ka taagan tahay.

Mareykanka, ayaa dhawaan arrimaha gudaha Itoobiya kufaanay in uu kala hadlay Kenya, hayeeshee Uhuru Kenyata ayaan awood ahaan waxba ka qaban karin tubta gudaha Itoobiyaanka,

Ad
Previous articleInka Badab 200 oo Qof oo lagu Dilay Gobalka Zamfara(Sawiro)
Next articleTaliyayaasha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo kulan Ku Yeeshay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Qodobo Muhiim ahna Ka Wada Hadlay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here