Home Wararka Maanta Taliyaha NISA yaasiin farey oo Maanta shahaadada qaatay

Taliyaha NISA yaasiin farey oo Maanta shahaadada qaatay

0

Ku-simaha Taliyaha nabad sugida Soomaaliya yaasiin cabdullahi farey ayaa goor dhaw qaatay shahaadada xildhibaanimo ee Golaha shacabka JFS si  uu uga qeyb galo dhaarinta xildhibaanada.

farey ayaa ka mid ahaa Saraakiisha ka soo galay golaha dhanka NISA oo fahad yaasiin Hormuud u yahay, waxaana maanta isha lagu haayay inuu xaadiri doono.

xildhibaan C/risaaq xusul iyo xildhibaan Yaasiin farey ayaa ahaa garbihii la safnaa Fahad yaasiin xaaji daahir oo kursigiisa la hakiyay, hadana horyaala Maxkamada sare ee dalka

Ad
Previous articleMaxaad kala socotaa xildhibaanada Hadii la dhaariyo xilalkooda waayi doona ?
Next articleDiyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay qeybo ka mid ah Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here