Home Wararka Somaliya Galmudug Maxaad kala socotaa xildhibaanada Hadii la dhaariyo xilalkooda waayi doona ?

Maxaad kala socotaa xildhibaanada Hadii la dhaariyo xilalkooda waayi doona ?

0
Maanta waxaa Muqdisho ka socota dhaarinta xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11aad ee golaha shacabka JFS, Waxaana Hadii Maanta la dhaariyo xildhibaanada  Cusub waayi doono xilalkii ay hayeen dhowr Mudane.
Hadaba halkaan kala soco xildhibaanada xilalkooda waaye doona dhaarinta ka dib
1 Yaasiin Fareey, Waxa uu weyn doonaa xilka taliyaha KMG ah ee NISA.
2 Taliyaha ciidanka Asluubta Gen Mahad Cabdiraxmaan, waxuu lumin doonaa Taliyaha Asluubta
3 Xildhibaan Jacfar, Waxa uu lumin doonaa xilka gudoomiyaha degmada Dayniile
4 Gudoomiye ku xigeenka howlwha guud ee gobolka waxa uu lumin doonaa xilkaas.
5 Xildhibaan caraaye waxuu waayi doonaa xilka Maareeye ku xigeenka dekadda Xamar.
waxaa xilalka ku sii fadhin doona Xildhibaanada hada haaya xilalka wasiirada
Ad
Previous articleGalmudug oo Ciidamo u Daabulaysa Caabudwaaq kadib Dilal Farabadan oo ka Dhacay Magaladaas(Sawiro)
Next articleTaliyaha NISA yaasiin farey oo Maanta shahaadada qaatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here