Home Wararka Caalamka Ciidamada Galmudug oo goordhow Gaaray Degmada Matabaan iyo Qax ka Bilowday Degmadaas

Ciidamada Galmudug oo goordhow Gaaray Degmada Matabaan iyo Qax ka Bilowday Degmadaas

0

Dhowr gari oo ah kuwa dagaalka ayaa hada gaaray Degmada Matbaan kadib markii ay Galabatay koox  ka tirsan Alshabab ay Soo Gaareen  magaladaas.

Inta badan Magaalada Ayaa laga qaxay cawa waxaana jirta cabsi xoogan oo dadka deeganka ay ka qabaan in halkaa ay fooda isku daraan CXD iyo kuwa al shabab oo cawa isku muuqda Sida dadka deegaanka aan kaasoo warinay.

Wararka laga helayo Matabaan ayaa sheegaya in Xiisad laga dareemayo magaalada iyadoo kooxda Shabaab ay la wareegeen dhoor deegaano oo galmudug.

Ciidanka Galmudug ayaa marba meel tagaya isla markana iskaga soo tagayo taasi oo keeneysa in ciidanka Shabaab halkaasi dib u qabsadaan.

Mudug24 dhuusomareeb

 

Ad
Previous articleTaliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Laga jabsaday Facebook
Next articleVilla Somalia oo ka hadashay Eedeen doorashada ku saabsan oo loo soo jeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here