Home Wararka Caalamka Talaalka Afaraad ee Corona oo laga Bilaabay Dalka Israel

Talaalka Afaraad ee Corona oo laga Bilaabay Dalka Israel

0

iyadoo dunida inteeda kale ay wali la tacaaleyso qaadashada Talaalka labadiisa qeybood ee hore ayuu Dalka Israel bilaabay Talaalka Qeybta Afaraad.

Israel oo kamid ah Dalalka bilaabay Qaadashada Talaalka ayaa qeybta Afaraad ku bilaabaya Dadka Daciifka ah sida dowlad ay shaacisay.

Xarunta caafimaadka Sheba ee magaalada Ramat Gan ayaa sheegtay in maalinta berito ah ay bilaabeyso bixinta qiyaasta afaraad ee bukaanada wadnaha laga bedelay.

Raiisel wasaare Naftali Bennett ayaa bayaan uu soo saaray dhankiisa ku Xaqiijiyay Talaalka Afaraad isagoo dadka ugu baaqay Qaadashada.
Ad
Previous articleMaxaa ka hirgalay Qorshaha Madaxweyne Qoor Qoor ee ka Socday Magaalada Muqdisho
Next articleWasiirada Dowlada Federalka oo Cambareeyey Weerarkii lagu Qaaday Xafiska Raysulwasaraha Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here