Home Wararka Somaliya Somaliland SSC oo Dowlada Soomaliya Ku eedayday inaybKa Qayb Qaadanayso Dagaalka Kasocdo laascaanood

SSC oo Dowlada Soomaliya Ku eedayday inaybKa Qayb Qaadanayso Dagaalka Kasocdo laascaanood

0

Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ah Isimka guud ee Gobalada SSC, ayaa markii ugu horeysay si cad u qiray doorka Madaxweyne Xassan iyo dawladda Federaalka ee dagaalka Laascaanood, isagoo jeediyey eedo waa weyn oo kuwajahan dhinaca Federaalka, wuxuuna ka hadlayay magaalada Nairobi shir ka dhacay.

Garaadka ayaa ku eedeeyey Madaxweyne Xassan iyo wasiirkiisa koowaad.

1- In Dawladda Federaalka ah qeyb ka tahay duqeymaha lagu hayo Laascaanood oo ay ku taageersan tahay Somaliland, ay a gooni-goosadka taabacsan tahay.

2- In ay diidan tahay in ciidanka Somaliland la baxaan, oo ay mar kasta sheegayso in wada hadalo socdo, iyadoo ka been sheegaysa xaqiiqada xaaladdq.

3- In ay diidan tahay in baaritaan madax banaan lagu sameeyo duqeymaha xarumaha adeega dadweynaha iyo goobaha bulshada, kaas oo ay soo jeediyeen QM.

4- In ay ka shaqeynayso in aan Hay’addaha caalamiga ah iyo Ururadu aruurin baaritaana sameynin, taas bedelkeedana ay la dagaalamayso DFS cid kasta oo qadiyada SSC ama Midnimada ka shaqeynaysa.

 

Ad
Previous articleGalmudug oo Degmada Xeraale ka Furay Xafiis Baahi Badan Loo Qabay(Sawiro)
Next articleEng Zahra Cabdikariim oo Markii ugu Horaysay ka Hadashay Xarigii Dhawaan loo Gaystay Sir Badana Banaanka Soo Dhigtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here