Home Wararka Maanta Somalia oo ku guuleysatay koobka ciyaaraha bariga iyo bartmaha Afrika South sudan...

Somalia oo ku guuleysatay koobka ciyaaraha bariga iyo bartmaha Afrika South sudan kaba La Dulmartay

0

Xulka qaranka ee Soomaaliya da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku guuleystay koobka ciyaaraha bariga iyo bartmaha ee Cecafa.

Soomaaliya waxay 3-1 uga badisay xulka South Sudan ka dib ciyaar final ah oo ay isaga hor yimaadaan

Ciyaarta ayaa lagu soo gabagabeeyay garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Xulka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa maalmihii lasoo dhaafay wacdaro ka dhigayay tartanka, waxay kasoo badiyeen Itoobiya iyo Uganda.

Magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo ka mid ah dalka waxaa ka bilowday dabaaldegyo la xiriira guusha taariikhiga ah ee Somalia gaartay, waxaana hawada loo riday rasaas guushaas lagu soo dhoweynayo.

Ad
Previous articleDowlada Soomaali oo Digiin adag oo ku Wajahan Ganacsatada Soomaaliyeed Soo saaraty
Next articleDowlada oo Xadideysa Mid Kamid ah Qaabka Loo Helo Sharciga Deganaanshaha Sweden

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here