Home Wararka Somaliya Somaliland Somaaliland oo Ka Hadashay Hubka oo Dowlada Shiinuhu ugu Deeqay Dowlada Soomaaliya

Somaaliland oo Ka Hadashay Hubka oo Dowlada Shiinuhu ugu Deeqay Dowlada Soomaaliya

0

Somaliland oo ka hadashay Hubkii Shiinuhu siiyay Dawladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Somaliland ayaa sheegtay in Hubka uu Shiinuhu siiyay Soomaaliya uu yahay daandaansi lagu carqaladeynayo xiriirka Somaliland, Taiwan & Maraykanka.

Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Mohamed Ali Bille ayaa yidhi “Qalabka millatari ee Shiinuhu u diray ciidanka Soomaaliya, xilli uu Madaxweynaha Somaliland booqasho ku joogo dalka Maraykanka, ma aha wax iska yimid.

 

balse waa daandaansi lagu carqaladaynayo xidhiidhka Somaliland ee Taiwan iyo xidhiidhka ka dhexeeya Maraykanka.”

 

Ad
Previous articleCol:Xamdi Xasan ” Waxaan Shaqada Qaranka oo aan Haayay 13 sano Uga Tagay Yaasiin Fareey”
Next articleMadaxweyne Bashar alasad oo sanada Badan kadib Booqday Dal Carbeed(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here