Home Wararka Maanta Somaaliland oo Ka Hadashay Hubka oo Dowlada Shiinuhu ugu Deeqay Dowlada Soomaaliya

Somaaliland oo Ka Hadashay Hubka oo Dowlada Shiinuhu ugu Deeqay Dowlada Soomaaliya

0

Somaliland oo ka hadashay Hubkii Shiinuhu siiyay Dawladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Somaliland ayaa sheegtay in Hubka uu Shiinuhu siiyay Soomaaliya uu yahay daandaansi lagu carqaladeynayo xiriirka Somaliland, Taiwan & Maraykanka.

Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Mohamed Ali Bille ayaa yidhi “Qalabka millatari ee Shiinuhu u diray ciidanka Soomaaliya, xilli uu Madaxweynaha Somaliland booqasho ku joogo dalka Maraykanka, ma aha wax iska yimid.

 

balse waa daandaansi lagu carqaladaynayo xidhiidhka Somaliland ee Taiwan iyo xidhiidhka ka dhexeeya Maraykanka.”

 

Ad