Home Wararka Maanta Sida maanta looga ciidayo qaar ka mid ah degaanada Al-Shabaab(Sawiro)

Sida maanta looga ciidayo qaar ka mid ah degaanada Al-Shabaab(Sawiro)

0

Degaanada ay ka taliso kooxda Al-shabaab ee gobolada Koonfurta iyo bartamaha Somalia qeybo ka mid ah ayaa maanta si weyn looga ciiday.

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab iyo Boqolaal qof ayaa maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ku oogay degmada Galhareeri ee gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.

Carruur iyo cirroole ayaa fagaare kuyaal Galhareeri ku tukaday Salaadda Ciidul Adxaa, xaafadaha kala duwan ee magaalada ayaa lagu arkayaa dadka oo xoolaha udxiyada qalanaya.

Ad
Previous articleNabadoon Cabdi Cabdulle Xaashi oo Goordhawayd La Dilay iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa Dilkiisa
Next articleDeg Deg: Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kuwajahan Dalka Eriteeriya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here