Home Wararka Maanta Shuruudaha laga rabo murashaxiinta madaxweynaha oo la shaaciyay(Akriso)

Shuruudaha laga rabo murashaxiinta madaxweynaha oo la shaaciyay(Akriso)

0

Guddiga labada aqal u saareen doorashada Maadaxweynaha Somalia ayaa soo saaray habraaca iyo shuruudaha looga baahan yahay muisharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha JFS ee afarta sano ee soo socota.

Sidoo kale Sida ku cad Dastuurka KMG ah Murashax kasta waxaa waajib ku ah inuu soo buuxiyo Foom ay saxiixeen ugu yaraan labaatan (20) Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah ama tirada guud ee Sanatarada laga soo doorto hal Dowlad Goboleed ee ka mid ah Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka akhriso qoraalka guddiga

 

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleJen, Gebremedhin Fikadu oo Gudaha Soomaaliya aad looga Yaqiinay oo La Xaqiijiyay Geeridiisa
Next articleBaarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay Khilaaf Karaash iyo Deni