Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Shirkii Maamul goboleedyada iyo Raysulwasaraha Soomaaliya oo Baaqday xili Farmaajo iyo Rooble...

Shirkii Maamul goboleedyada iyo Raysulwasaraha Soomaaliya oo Baaqday xili Farmaajo iyo Rooble Khilaaf Xoogan Soo kala dhexgalay

0

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee la filayay 27 bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, kaddib codsi ka yimid Madaxweynaha Puntland Saciid Deni.

Madaxweyne Deni ayaa codsaday in la siiyo muddo todobaad ah oo lagu dhammeynayo shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso.

Ad