Home Wararka Maanta Shirka Nato ma badbaadin doona Biden mise cadaadiska ayuu kusii kordhin doonaa

Shirka Nato ma badbaadin doona Biden mise cadaadiska ayuu kusii kordhin doonaa

0

Laba iyo toban maalmood ka dib dooddii waxqabadka musharraxinta oo laga yaabo inay ahayd mid ka mid ah kuwii ugu waxyeellada badnaa taariikhda casriga ah ee Maraykanka, madaxweyne Biden aya aisku dayaya sidii uu u badbaadi lahaa siyaasad ahaan gudaha iyo caalamkaba.

Toddobaadkan shir madaxeedka Nato ee Washington DC ayaa laga yaabaa inuu noqdo waddo uu ugu yaraan si ku meel gar ah ugu nasan doono ama ay noqoto tii ugu danbeeysay ee uu madaxweynahu kaga tanasuli lahaa murashaxnimdiisa.

Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay, Mr Biden wuxuu gaashaanka ku dhuftay kuwa isaga dhaleeceynayey, isagaa oo sheegay in u haysto ogolaashaha codbixiyaasha aasaasiga ah ee xsibiga Dimuqraadiga, wuxuuna ku tartarsiiyay kuwa ka soo horjeeda inay horay u socdaan oo aanay isku dayin inay kursiga ka qaadaan.

Mr Biden wuxuu martigelin doonaa hogaamiyayaasha isbahaysiga Nato seddex maalmood oo shir ah iyo munaasabado dadweyne oo ku dhamaan doona kaliya shir jaraa’id galabnimada Khamiista.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleDowladda Mareykanka oo si toos ah usoo faro-gelisay amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho
Next articleMadaxweynaha malaayiinta doolar ka sameeyay tahriibayaashii Soomaalidu ku jirtay ee Dalkiisa Sii Maray