Home Wararka Somaliya Shirka Afisyooni oo la Balaarinayo iyo Madaxdii Hore oo ka Qeyb galaya

Shirka Afisyooni oo la Balaarinayo iyo Madaxdii Hore oo ka Qeyb galaya

0

Waqtiyada soo aadan waxaa Shirka Afisyooni la sheegayaa in ay Ku biirayaan Madax kale, sida Gudoonka Baarlamaanka iyo Madaxdii Hore ee dalka ka dib Heshiis is afgarad ah oo Lagu soo wariyay Shirka Haatan usoconaya Madaxda Soomaalida.

Shirkaan ayaa Maanta dib u Furmay ka dib Maalmo ay Madaxdu Fasax gaaban galeen, waxaana Beesha Caalamku ay ku cadaadinayaan Madaxda DFS iyo DG in ay Guul ka keenaan Shirarkaan is daba Jooga ah.

Madaxdii Hore ee dalka ayaa dhankooda in Mudda ah soo jeedinayay Talo ku saabsan in la Balaariyo Shirka si talada Dalka Loo wadayeesho.

 

Ad
Previous articleKulan Wadatashi ah oo Ku saabsan Waxbarashada Galmudug oo ka Furmay Dhuusamareeb (SAWIRO)
Next articleCiidamada Galmudug iyo Alshabaab oo ku dagaalamay Deegaano ka Tirsan Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here