Ra’iisal wasaraha XFS iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedya Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Beesha Caalamka.oo maanta shir uga furmay Muqdisho
Kulanka Waxaa looga hadlay Arimaha Doorashooyinka iyo Amniga Dalka waana shir daba socda Shirkii dhawaan Muqdisho Lagu soo Afjaray Loogana hadlayay Doorashada dalka.
Beesha Caalamka, Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka iyo Raysul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa iska waraysan doono sidii Loo qaban lahaa Doorashada Dalka oo dhawaan La shaaciyay in Lagu qaban doono Muddo 2 Bil Gudaheeda.
Beesha Caalamka ayaa dhawaan Bogaadiyay Go’aankii Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamul gobaleedyada dalka ay ka gaareen Doorashada dalka.
Ad