Home Wararka Maanta Shir Deg Deg ah oo u socda Farmaajo iyo Rooble

Shir Deg Deg ah oo u socda Farmaajo iyo Rooble

0

Shir Deg Deg ahaa hadda Villa Somalia uga socda Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble waana shir lagu dhex dhexaadinayo oo ay goobjoog ka yihiin Taliyeyaasha Ciidamada oo uu ku jiro Taliyihii KMG ee NISA Sarreeye Guud Bashiir Goobe.

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha uu wehliyo Wasiirka Waxbarashada C/llaahi Carab oo ah saaxibkiisa.

Sidoo kale waxaa la sugayaa Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka C/weli Muudey oo waan waanta xalay soo bilaabay, sidoo kale waxaa la filayaa inuu ku soo biiro Guddoomiye Mursal.

Ila Muhiim ah ayaa sheegaya in Ra’isul Wasaare Rooble uu tegaya Xarunta NISA ee Habar Qadiijo Maanta

Ad
Previous articleMaxamed Xuseen Rooble iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabka sida oo Shir Xasaasi ah yeeshay (Sawiro)
Next articlefarmaajo oo Qaabilay Safiir cusub kana gudoomay Warqadaha Aqoonsiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here