Home Wararka Maanta Maxamed Xuseen Rooble iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabka sida oo Shir Xasaasi ah...

Maxamed Xuseen Rooble iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabka sida oo Shir Xasaasi ah yeeshay (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ee dalka oo uu kala hadlay xoojinta amniga dalka, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, amniga doorashooyinka iyo dardargelinta howlgallada la dagaallanka argagixisada.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Cabdiweli Ibraahim Sh.Muuddey.

Ad
Previous articlePuntland oo Taageera u muujisay R/Wasaaraha Soomaaliya
Next articleShir Deg Deg ah oo u socda Farmaajo iyo Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here