Home Wararka Maanta Shir Deg Deg ah oo u dhaxeeyay Beesha Caalamka iyo Golaha...

Shir Deg Deg ah oo u dhaxeeyay Beesha Caalamka iyo Golaha Wadatashiga qaran oo Muqdisho ka socda (Sawiro)

0

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shir Deg Deg ah uga socdaa Xarunta Afisyooni ee Muqdisho waxaana Shirka Qeyb ka ah Wakiilada Beesha Caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaana shir guddoominaya, waxaana shirka looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka iyo taageerada dhaqaale ee Beesha Caalamka ku bixineyso Hirgelinta hannaanka doorashada.

Shirkaan ayaa ku soo aadaya xilli Habraacii Doorasho ee dhawaan ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ay ka soo Horjeesteen Musharaxiinta Madaxweynaha, Bulshada Rayadka iyo Odayaasha dhaqanka.

Ad
Previous articleShabaab oo dagaal kula wareegay Degmada Camaara ee Gobalka Mudug
Next articleDuqeymo Diyaaradeed oo ka socda Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here