Home Wararka Maanta Shir Caawa dhexmaray Golaha Wadatashiga Qaran iyo Muhiimada Looga hadlay

Shir Caawa dhexmaray Golaha Wadatashiga Qaran iyo Muhiimada Looga hadlay

0

Shir u dhaxeeyay Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa caawa ku qabsoomay qadka Zoomka, iyadoo shirkan looga hadlay dardar gelinta doorashooyinka, sida dhameystirka doorashada Aqalka Sare iyo qabashada doorashada Golaha Shacabka.

waxaana warbixin looga dhageystay Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Federaal, taas oo la xariirta Halka ay Doorashadu Mareyso.

Sidoo kale Ilo ku dhow shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee caawa Qabsoomay ayaa sheegaya in la isku soo hadal qaaday in shir isugu yimaadaan, balse lama go’aamin waqtiga rasmiga ah uu qabsoomi doono shirkaas.

Ad
Previous articleSomaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xariirka labada dal
Next articleKenya iyo Qadar oo wadahadal ka yeelanaya Arimaha Badda Somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here