Home Wararka Somaliya Galmudug Shil Goor dhaw ka dhacay Duleedka Magaalada Galkacyo (Sawiro)

Shil Goor dhaw ka dhacay Duleedka Magaalada Galkacyo (Sawiro)

0

Shil sababay dhaawaca 4 qof uu soo gaaray dhaaawacyo Fudud ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxaysa laanta Dusmada iyo Gaalkacyo kadib markii ay la dhacday mooto Bajaaj ay la socdeen.

Duqa Degmada Gaalkacyo oo ku soo wajahnaa magaalada Gaalkacyo kana yimid degaankii la dajiyay dadkii laga soo barakiciyay Soomaaliland ayaa si kadis ah ula kulmay dadka ku dhaawcmay shilka waxa uuna u fidiyay gurmad deg deg oo lagu soo gaarsiiyay Xarumo Caafimaad .

Mootada Ayaa xowli u socotay waxaana la Sheegay in Darawalka uu xakameen waayay ka dibna ay gadoontay.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare itoobiya Abiy Axmed Maxay ka wada hadleen ?
Next articleGudoomiye Cumar Finish oo la Kulmay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here