Home Wararka Somaliya Galmudug Sheikh Shaakir oo ka hadlay Xaalada Gurceel Baaqna udiray Ciidamadda Dowladda

Sheikh Shaakir oo ka hadlay Xaalada Gurceel Baaqna udiray Ciidamadda Dowladda

0

Shiikh Maxmed Shakir Cali Xassan oo warbahinta kula hadlay Guriceel Goor dhaw Ayaa Sheegay in Ciidamada Dowlada aysan qeyb ka noqon dagaal lagu soo qaado Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud

 

Hogaamiyaan Ahlusuna oo Mudooyinkii la Soo dhaafay ku sugnaa Gurceel Ayaa sheegay in aysan Macquul aheen in Lagu Soo duulo Gurceel.

baaqa ayuu udiray Madaxda Sare ee Galmudug waxuuna Sheegay in aysan wadin Ahlusuna wax carqalad ah Loona Baahanyahay in Laga Fogaado Wax kasta oo Colaad Hurin Kara.

Shirka jaraa”I’d ee Sheikh Axmed Shaakir  Ayaa imaanaya xili xaalad Cabsi ah ay ka jirto Deegaanada Galmudug gaar ahaan Gurceel iyo Deegaano Hoostaga

Ad
Previous articleSomalida ingiriiska oo la Kulmay Cadaadis xoogan ka dib dilkii Loo gaystay…
Next articleMadaxweyne Farmaajo iyo R/W Rooble oo Heshiis gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here