Home Wararka Somaliya Galmudug Shariif Abshir (JiniJini) oo Dhawaan Xarardheere Saacid Cali ku Dilay oo...

Shariif Abshir (JiniJini) oo Dhawaan Xarardheere Saacid Cali ku Dilay oo Dil Toogasho ah lagu Fuliyay

0

Maantay  ayaa Waxaa Toogasho lagu Fuliyay Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini) oo Ka Tirsanaa Mileteriga Soomaaliya.

Shariif ayaa Hore  Xarar-dheere ugu Dilay Saacid Cali Cabdi Shabeel oo ay military-ga ka wada tirsanaayeen September kow iyo Tobankeedii Sanadkan.

Maxkamad wareegto oo loo diray ayaa xukunkan Dilka ah kula fulisay Xarar-Dheere maantay.

Dilka Ciidamada Dowlada Dhexdooda ah ayaa Soomaaliya ku badan.

 

Ad
Previous articleCiidamada Itoobiya oo Dagaal Aargaasi ah ku Qaaday Alshabaab Dilayna Alshabaab Farabadan
Next articleQarax lala beegsaday kolonyo ay la socdeen ciidamo iyo saraakiil ka tirsan kuwa dawladda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here