Home Wararka Maanta Shariif Abshir (JiniJini) oo Dhawaan Xarardheere Saacid Cali ku Dilay oo...

Shariif Abshir (JiniJini) oo Dhawaan Xarardheere Saacid Cali ku Dilay oo Dil Toogasho ah lagu Fuliyay

0

Maantay  ayaa Waxaa Toogasho lagu Fuliyay Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini) oo Ka Tirsanaa Mileteriga Soomaaliya.

Shariif ayaa Hore  Xarar-dheere ugu Dilay Saacid Cali Cabdi Shabeel oo ay military-ga ka wada tirsanaayeen September kow iyo Tobankeedii Sanadkan.

Maxkamad wareegto oo loo diray ayaa xukunkan Dilka ah kula fulisay Xarar-Dheere maantay.

Dilka Ciidamada Dowlada Dhexdooda ah ayaa Soomaaliya ku badan.

 

Ad