Home Wararka Maanta Shaqsigii Soo Gudbiyay Xogta Qaraxyadii Dhawaan Laga Qabtay Beerta Nabada Muqdiso oo...

Shaqsigii Soo Gudbiyay Xogta Qaraxyadii Dhawaan Laga Qabtay Beerta Nabada Muqdiso oo Lacag Waali ah Lagu Abaalmariyay

0

NISA oo abaalmarin lacageed siisay muwaadinkii soo gudbiyay xogta Qaraxyadii laga hortagay ee Beerta Nabadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa lacag gaareysa labaatan kun oo doolar guddoonsiiyay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Galbeed Xuseen Aadan oo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka usoo dusiyay xogta Qaraxyadii lala damacsanaa Beerta Nabadda.

Galbeed Xuseen ayaa lacagta lagu guddoonsiiyay munaasabad ka dhacday Xarunta Taliska Guud ee NISA oo lagu daah furayay Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha oo isku xiri doona Taliyaha HSNQ iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Ad
Previous articlePuntland oo Dhalinyaradii Dhawaan Qoyska Daganaa Bosaaso Ku Xad Gudbay Oo Xukun Adag Lagu Riday
Next articleDiyaaradii Waday Waday Maamulkii Gobalka Gedo oo Dib loosoo celiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here