Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo Dhalinyaradii Dhawaan Qoyska Daganaa Bosaaso Ku Xad Gudbay Oo Xukun...

Puntland oo Dhalinyaradii Dhawaan Qoyska Daganaa Bosaaso Ku Xad Gudbay Oo Xukun Adag Lagu Riday

0

Maxkamada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa xukun ku ridday shan dhallinyaro ah oo lagu helay in qoys danyar ah oo ku nool Magaalada Boosaaso ay dhawaan kula kaceen fal tacadi ah.

Mid ka mid ah dhallinyarada ayaa lagu maxkamaddu ku xukuntay Lix sano oo xarig ah, Halka Afarta kale lagu xukumay min shan sano oo xabsi ah iyo min afar kun oo Dollar.

Dhalinyaradaan Ayaa Xili Saqdhexe ah Todobaadkii hore u Dhacay Guri ay Daganaayeen Qoys ka Soo Jeedaha Beelaha Madhibaan Kuwaas oo ka Duubay vedio Dhaqan Xuma ah.

Ayagoo u sheegay Qoyskaas in Gabadhooda Hadaysan Ceshan ay layn doonaan Qoyskaan .

Ad
Previous articleHaweeneey la arkay iyada oo ku dhex neefsanaysa naxashkii meydkeeda la geliyay
Next articleShaqsigii Soo Gudbiyay Xogta Qaraxyadii Dhawaan Laga Qabtay Beerta Nabada Muqdiso oo Lacag Waali ah Lagu Abaalmariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here