Home Wararka Somaliya Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo kaalin weyn ka qeyb qaatay Xalka...

Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo kaalin weyn ka qeyb qaatay Xalka Somaliya

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Qoor Qoor ayaa kaalin muhiim ah ka qeyb qaatay heshiiska Dowlada Somaliya iyo Madaxda Musharixiinta ee mucaaradka.

Qoor Qoor oo caawinaya Raisal Wasaare Rooble ayaa kaalin weyn ka qeyb qaatay heshiiska dhexmaray dowlada Somaliya iyo Midowga Musharixiinta ee Dowlada kasoo horjeeda.

Sida uu cadeeyay Madaxweynaha Puntland isla markana uu ku muujiyay Khudbadii dhawaan uu jeediyay in madaxweyne Qoor qoor uu kaalin weyn ka qeyb qaatay in leesku keeno dhinacyada iska soo horjeeda.

Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa hada u muuqda nabadoon somaliyed marka la eego kaalinta uu ka qaatay heshiisyada dowlada iyo Mucaaradka marka la eego madaxda kale ee Dalka Somaliya.

Ad
Previous articleWarmurtiyeed Laga soo saaray Shirkii Musharaxiin, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada (Akhriso)
Next articleSawiro:- Dhismaha Dekada Hobyo iyo Dooni sida Gawaari oo ku soo xiratay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here