Home Wararka Maanta Sawiro:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo gaaray Dhuusamareeb

Sawiro:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo gaaray Dhuusamareeb

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdishu Cumar Maxamuud Maxamed Filish iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb waxaa eafdiga guddoomiyaha kusoo dhaweeyay  Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga qeyb-geli doona shirka wadatashiga Madaxda dowladda, Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Magaalada Dhuusmareeb ayaa ku sugan Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda dowlad Goboleed, Hir-Shabeelle Koonfur Galbeed, Jubbaland & Galmudug oo shirka marti-gelineysa halka saacadaha soo socda uu tegi doono Madaxweynaha Puntland.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleMaxaa ka jira in Dhuusomareeb loo diiday Diyaaradii soo qaadi laheyd Cabdi Xaashi Cabdulaahi
Next articleSawiro:- Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Safar Dhulka ku soo gaaray Dhuusamareeb