Home Wararka Maanta Sawiro:- Galmudug oo soo bandhigtay Meydadka Shabaab doonayay in ay Dhibaato ka...

Sawiro:- Galmudug oo soo bandhigtay Meydadka Shabaab doonayay in ay Dhibaato ka geestaan Dhuusomareeb

0

Ciidanka Galmudug oo kaashanay kuwa Ciidanka Dowlada Somaliya ayaa u suura gashay in ay gacanta ku soo dhigeen koox ka tirsan Shabaab kuwaasi oo doonayay in ya weerar ka geestaan Caasimada Galmudug.

Ciidanka oo ka war-hayay kooxda ayaa jidka u galay waxana ay laayeen badi kooxda iyadoo nolol lagu soo qabtay horjoogahooda.

Ad
Previous articleMaxaa ka Cusub Saaka Shirka Dhuusomareeb uga socda Madaxda Maamulada Dalka
Next articleDhageyso :- Axmed Fiqi ” Waxaa Qabanay Hubkii lagu Dhagri jiray Shacabka Galmudug iyo kuwa sitay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here