Home Wararka Somaliya Maxaa ka Cusub Saaka Shirka Dhuusomareeb uga socda Madaxda Maamulada Dalka

Maxaa ka Cusub Saaka Shirka Dhuusomareeb uga socda Madaxda Maamulada Dalka

0

Warar kala duwan ayaa laga helayaa shirka Dhuusomareeb uga socda madaxda maamulada Dalka ka jira iyo dowlada Somaliya.

Sida Wararka tilmaamaayaan Dowlada Somaliya iyo Dhinacyada kale ayaa hada ka go’an in ay heshiis ka gaaraan khilaafka jira.

Xubnaha ayaana taa badalkeeda doonaya in qorshohooda loo fuliyo sida Axmed Madoobe oo doonaya in Dhulka Jubbland looga baxo.

Xaalada ayaa u muuqata mid dhinacyada dib u dhigidoonaa qodobada qaar ee leesku hayo madama ay adagtahay in dhinac walbo uu ka tanaasulo.

Madaxda kale ee Maamulada ayaana wada dhex dhexaadin leeskugu soo dhaweenayo dhinacyada is haya.

Ad
Previous articleSawiro:- Dowlada oo soo bandhigtay Meydadka iyo Hub laga furtay Shabaab
Next articleSawiro:- Galmudug oo soo bandhigtay Meydadka Shabaab doonayay in ay Dhibaato ka geestaan Dhuusomareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here