Home Wararka Somaliya Sawiro:- Banaan-baxyada Muqdisho ka hor inta aysan bilaan Xabadaha

Sawiro:- Banaan-baxyada Muqdisho ka hor inta aysan bilaan Xabadaha

0

Xaalka Muqdisho ayaa maanta qasan kadib markii Mucaaradka ay dhigeen banaanbax ay kaga soo horjeedaan madaxweyne Farmaajo oo xilkiisa dhamaaday.

Rasaas ayaa maanta laga maqlay aaga dagaalka kadib markii ciidanka Dowlada ay rasaas ku fureen banaan-baxyada kuwaasi oo ay ku jireen Musharixiin.

Ad
Previous articleRa’iisul wasaare Rooble oo ka hadlay dagaalkii maanta iyo xalay ka dhacay Muqdisho
Next articleGolah Musharixiinta Somaliya oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu yahay Dambiile Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here