Home Wararka Maanta Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada oo Alshabaab u Fududeeyey inay...

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada oo Alshabaab u Fududeeyey inay Dilaal in Ka Badan Boqol Shacab oo Maxkamada Lasoo Taagay

0

Qaraxyadii ay dad badan ku halaagmeed ee ka kala dhacay Village, Liido, Moolka Muqdisho, Hotel Wehliye, Villa Baydhabo iyo meelo kale ayuu baraha koontaroolada kasoo gudbiyay baabuurta qaraxa waana sarkaal ciidanka qaranka sida lagu baahiyay muuqaal kasoo baxay maxkamadda.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayu kasoo Muuqday sarkaal kaan oo Gaaray Darajada Kaptan laguna Magacaabo Shariif  Sarkaal kaan ayaana Sheegay inuu Alshabaab ka Iibiyay Hub sidoo kale Qaraxyo Badan U Gudbiyay kuwaas oo Dad badan ku Nafwaayeen.

Wuxuuna Sheegay in Asagoo Ah Taliyaha Ururka Lixaad laga Qaaday Xilka Taas oo Uu sheegay inuu Ka Xanaaqay Xilka Qaadistaas isla markaasna uu Alshabaab u Tagay kana Codsaday inuu la shaqeeyo sidaasna uu ugu Biiray Alshabaab asagoo kabtan Sare ah kana Tirsan Ciidanka Dowlada .

Gudoomiye Shuute ayaana Ku Dhawaaqay in Maxkamada Go.aan ka Gaaro Doonta Maalmaha Soosocda .

Dad badan ayaa Horay u aaminsanaa in Ciidamda Dowladu Qaar ka Mid ah Alshabaab u Fududeeyaan Gudbinta Qaraxyada Ka Dhaca Magaalada Muqdisho Waan sarkaal kii Labaad oo Lashaqaynaayay Alshabaab oo Maxkamada lasoo Taago.

Dhawaan ayay ahayd markii Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Dil Toogasha ah Ku Xukuntay Sarkaal Fududeeyey Weerar lagu Qaaday Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kaaso lagu Dilay Dad isugu jira Ajaanib iyo Soomaali.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleGudoomiye Madaale oo Maantay Daahfuray Munaasabad lagu soo bandhigayay Qorshahaha Waxbarashada Gobolka Banaadir
Next articleMadaxweyne Xasan oo Cabdullaahi Maxamed Nuur Xilsare U Magacaabay