Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan oo Cabdullaahi Maxamed Nuur Xilsare U Magacaabay

Madaxweyne Xasan oo Cabdullaahi Maxamed Nuur Xilsare U Magacaabay

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.

Ad
Previous articleSarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada oo Alshabaab u Fududeeyey inay Dilaal in Ka Badan Boqol Shacab oo Maxkamada Lasoo Taagay
Next articleArday Fasalka ku Dhex toogtay Macalimadiisa Dalka Mareykanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here