Home Wararka Maanta Sarkaal sare oo Galmudug Xil ka Soo qabtay oo Muqdisho Xil Looga...

Sarkaal sare oo Galmudug Xil ka Soo qabtay oo Muqdisho Xil Looga Magacaabay

0

Gaashaanle Cabdulahi Macalin Xassan oo ahaa Madaxa Howlgalinta Booliiska Galmudug ayaa Xil Cusub Looga Magacaabay Muqdisho.

Taliyaha Boliiska Soomaaliya ahaa Taliyaha Saldhiga Booliiska Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir u Magacaabay Gaashaanle Cabdullahi Macalin.

Madaxii Hore ee Howlgalinta Ciidamada Boliiska ee Galmudug ayaa bedalaya Taliyahii Saldhiga Degmada Hodan

Ad