Guutada 16-aad ee ciidanka Kumaandoska Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degaanada Fiidow, Dudubley, Kiliga Shiinaha iyo Burco-dheer oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Saraakiisha hogaamineysay howlgalkan waxay sheegeen iney dileen in ka badan 60 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab ayna gubeen xarumo ay laheyd kooxdaas
G/lle Xasan Maxamed Cismaan (Tuure) oo ciidankan hogaaminayey ayaa sheegay in sidoo kale Howlgalka lagu dilay Amiirkii Jabhadaha Hiiraan u qaabilsanaa Al-shabaab.
Waxaan sidoo kale burburinay xarumo Qaraxyada lagu farsameyn jiray iyo goobo ay argagixisada ku qaadan jireen lacago Baad ah” ayuu yiri taliyaha oo intaas ku daray iney sii socon doonaan howlgalada tan iyo inta ay dalka oo dhan ka ciribtirayaan Al-Shabaab sida uu yiri.
Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar
Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay