Home Wararka Maanta Saraakiisha Ciidamada Mucaaradka oo caawa ku Shiraya Shiirkole

Saraakiisha Ciidamada Mucaaradka oo caawa ku Shiraya Shiirkole

0

Saraakiisha hogaamineysa ciidamada waqooyiga Muqdisho ayaa caawa shir uga qeybhalaya xaafadda Shirkole ee degmada Hodan, waxaana marti qaaday taliyihii hore ee booliska gobalka Banaadir.

isgooska Sanca waxaa Goor dhaw Maray in ka badan 15 Gaari oo ay wataan Ciidamada Milateriga Soomaaliya

Shirkaan ayey saraakiishu uga arrisan doonaan isbadalada siyaasadeed ee ka dhacay dalka, sida ay ka yeelayaan baaqa RW Rooble ee ahaa in ciidamadu ka baxaan magaalada iyo waxa imaan kara haddii ciidankaan dib loo celiyo.

Muqdisho ayaa wali ah xaalad ciidan waxaana socda dedaalo xal loogu raadinayo sidii loo kala qaadi lahaa ciidamada iska soo horjeedo ee kawada tirsan dowladda.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor qoor oo La Kulmay Wakiilka Dowladda Qadar
Next articleTaliyaha Qeybta 27-aad ee CXD oo Amar duldhigay Sarkaal ka Tirsan Milateriga (Akhriso)