Home Wararka Maanta Saraakiil Sarsare oo Ka Tirsan Dowlada oo saakay Maxkamad la Horgaynaayo

Saraakiil Sarsare oo Ka Tirsan Dowlada oo saakay Maxkamad la Horgaynaayo

0

Maxkamadeynta Masuuliyiin ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne ayaa saaka ka bilaabaneysa Maxkamadda gobolka Banaadir.

Saraakil Sarsare oo Ka Tirsanaa Dowlada soomaaliya Kuwaas oo Dhawaan lagu soo eedeeyey Musuqmaasuq Saraakiishaan ayaa Gaaraya Ilaa Sagaaal Qofood oo Horay loo Xiray Halka Sagaal Kalana Aya Baxsad Yihiin.

Xasan Shiikh ayaa Dhawaan Ku dhawaaqay ladagaalanka Musuqmaasuqa Saraakishaan ayaa Waxaa kamid ah Agaasimayaal Guud iyo Kuxigeeno kuwaas oo Dhawaan lasoo Xiray.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Shaacisay in Dagaalkii lagu jabiyay Alshabaab ay Ka Qayb Qaateen Maraykanka
Next articleAlshabaab badan oo lagu Dilay koonfurgalbeed Xili Baydhabo la go,doomiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here