Maxkamadeynta Masuuliyiin ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne ayaa saaka ka bilaabaneysa Maxkamadda gobolka Banaadir.
Saraakil Sarsare oo Ka Tirsanaa Dowlada soomaaliya Kuwaas oo Dhawaan lagu soo eedeeyey Musuqmaasuq Saraakiishaan ayaa Gaaraya Ilaa Sagaaal Qofood oo Horay loo Xiray Halka Sagaal Kalana Aya Baxsad Yihiin.
Xasan Shiikh ayaa Dhawaan Ku dhawaaqay ladagaalanka Musuqmaasuqa Saraakishaan ayaa Waxaa kamid ah Agaasimayaal Guud iyo Kuxigeeno kuwaas oo Dhawaan lasoo Xiray.
Ad