Home Wararka Maanta Sanater Maxamed Amiin oo Doorashada Jowhar Looga guulaystay

Sanater Maxamed Amiin oo Doorashada Jowhar Looga guulaystay

0

korneel Axmed Maxamed Afcadey oo ka Tirsan Xisbiga Himilo Qaran ayaa kusoo baxay Kursiga Aqalka Sare ee Hirshabeelle, Waxaana kursigaas Looga guulaystay Xisbiga UPD Party .

Cornel Afcadey waxuu in Mudda ah ka mid ahaa Saraakiisha Madaxtooyada Soomaaliya, waxuuna caawa ka Guulaystay Sanater Maxamed Amiin oo 4 Tii sano ee la Soo dhaafay ka mid ahaa Aqalka sare.

Madaxdii Hore ee Qaranka Ayaa Taageertay Doorashada, waxaana u hambalyeeyay Sanaterkaan Cusub Sheekh Shariif iyo Xasan sheikh

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh “Farmaajo waa inuu u naxaa Mastaqbalkiisa iyo mustaqbalka dalka
Next articleGolaha Amaanka oo Warbixin Xasaasi ah ka Soo saaray Xaaladda Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here