Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh “Farmaajo waa inuu u naxaa Mastaqbalkiisa iyo mustaqbalka dalka

Madaxweyne Xasan Sheikh “Farmaajo waa inuu u naxaa Mastaqbalkiisa iyo mustaqbalka dalka

0

Madaxweynihii Hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda dalka Soomaaliya iyo Muranka ka dhaxtaagan Rooble iyo Farmaajo.

“Xasan Sheikh oo si xaasi ah uga hadlay Khilaafka Madaxda ayaa yiri “Mudane Farmaajo. Raiisul wasaare Rooble adiga ayaa magacaabay, isla adiga ayaa ku wareejiyay Doorashada & Amniga Dalka, maanta hanoo sheegin waan kala laabtay wax aqliga galaya maahan”

“Mudane Farmaajo waxan ku leeyahay damiirkaaga hashaqeeyo. Dalkaan hadaadan u naxeyn, mustaqbalkaaga u nax. Dalkaan iyo dadkaan u tur maanta wali fursad ayaad heysataa”

Xasan Sheekh Maxamud oo shir jaraa’id qabtay ayaa goordhow hadalkaan yiri, ayaa warkiisu waxuu ku aasayaa xilli uu sii xoogaystay Khilaafka Madaxda Qaranka

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble oo Maanta Shir Gudoomiyay Shir Muhiim ah
Next articleSanater Maxamed Amiin oo Doorashada Jowhar Looga guulaystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here