Home Wararka Somaliya Galmudug Sanater Cabdi Qeybdiid oo Maanta is Diiwaan Galiyay (Sawiro)

Sanater Cabdi Qeybdiid oo Maanta is Diiwaan Galiyay (Sawiro)

0

Senator, Cabdi Xasan Cawaale Qeyb-diid, ayaa qaatay shahaadada Murashaxnimada ee Aqalka Sare ka dib Markii uu iska Diiwaan Galiyay Guddiga Doorashada.

Xubnaha Guddiga Doorashada Galmudug ayaana Shahaadada Musharaxnimo siiyay Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo Afartii sano ee la Soo dhaafay ahaa Xubin ka Tirsan Aqalka sare ee JFS.

Sidoo kale waxaa asna Shahaada isdiiwaan galinta Musharaxnimada qaatay Musharax Kursiga Kula loolamaya Sanater Qeybdiid.

Maalinta Sabtida ah ayaana Galmudug waxaa ka dhacaysa Doorashada Labada Kursi ee Aqalka sare iyo sidoo kale Hadal jeedinta Musharaxiinta.

Ad
Previous articleBangiga Aduunka oo shaqadii ka joojiyay Shirkad ka qeyb qaadata Mashaariicda Hormarineed ee Soomaaliya
Next articleQaraxii labaad oo Maanta Muqdisho ka dhacay iyo Faah Faahin ka Soo baxaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here