Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa warqadaha aqoonsiga laga guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Lary Andre oo todobaadki hore soo gaaray Muqdisho.
Safiirka ayaa waraaqaha aqoonsiga looga guddoomay Garoonka diyaaradaha. Amb. Lary Andre ayaa bedelay safiirkii hore Donald Yamamoto.
Dhawaan ayay ahayd markii Dowlada maraykanku Soo Magacowday safiirkaan ayaa Horay uga Soo Shaqeeyey Dalal Badan oo Africa ah oo ugu Danbeyey Dalka Jabuuti.
Ad