Home Wararka Caalamka Ruushka oo siidaayay Madaxdii Warshadda tamarta Nukliyeerka ee Ukraine

Ruushka oo siidaayay Madaxdii Warshadda tamarta Nukliyeerka ee Ukraine

0

Agaasimaha guud ee warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya ee Ukraine, Ihor Murashov, ayaa la sii daayay ka dib markii ay xireen ilaalada Ruushka Jimcihii.

Madaxa Hay’adda Tamarta Nukliyeerka ee IAEA, Rafael Grossi, ayaa Twitter-ka ku soo qoray in Murashov la sii daayay.

– Waxaa la ii xaqiijiyay in Mr Murashov uu si nabad ah qoyskiisa ugu laabtay, ayuu qoray Grossi.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyi, ayaa cambaareeyay xarigga Ruushka ee Ihor Murashov galabnimadii Axadda .

Ad
Previous articleDowlada UK oo ku Dhawaaqday Go’anka Cusub ee Canshuur Dhimista Dadka Dakhligooda Sareeyo
Next articleCiidanka Sweden ee Xeebaha oo War Cusub kasoo saaray Dhuumaha la Qarxiyay ee Nord Stream

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here