Home Wararka Caalamka Dowlada UK oo ku Dhawaaqday Go’anka Cusub ee Canshuur Dhimista Dadka Dakhligooda...

Dowlada UK oo ku Dhawaaqday Go’anka Cusub ee Canshuur Dhimista Dadka Dakhligooda Sareeyo

0

Dowladda Britain ayaa sameyneysa isbedel, waxaana ay hadda bedelaysaa maskaxdeeda ku aaddan canshuur dhimista la qorsheeyay ee dadka dakhligoodu sarreeyo.

Wasiirka maaliyadda Kwasi Kwarteng ayaa hadda BBC-da u xaqiijiyay in canshuur dhimista la qorsheeyay ee dadka dakhligoodu sarreeyo la joojindoono

Tani ayaa timid ka dib toddobaad buuq badan oo ku dhacay dhaqaalaha Ingiriiska, halkaas oo suuqyadu ay uga falceliyeen walaac weyn ka dib markii Wasiirka Maaliyadda ay shaacisay.

Iyadoo la eegayo Xaalada Dhaqaale ee Dalka Dowlada Cusub ee Uk ayaa dhawaan ku Dhawaaqday Canshuur dhimis taasi oo hada u muuqata inay meesha ka baxeyso gaar ahaan Dadka hela Dhaqaalaha sare.

Ad
Previous articleWafdi kasocday Qaramada Midoobay oo Soo Gaaray Magaalada Gaalkacyo iyo Sababta oo la Ogaaday(Sawiro)
Next articleRuushka oo siidaayay Madaxdii Warshadda tamarta Nukliyeerka ee Ukraine

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here