Home Wararka Caalamka Ruushka oo la wareegay boqolkiiba 80 Gobolka Luhansk Sida uu sheegay Barasaabka

Ruushka oo la wareegay boqolkiiba 80 Gobolka Luhansk Sida uu sheegay Barasaabka

0

Ciidamada Ruushka iyo gooni u goosadka uu Ruushka taageero ayaa hadda gacanta ku haya boqolkiiba 80 gobolka Luhansk ee bariga Ukraine, sida uu sheegay Serhi Hajdaj.

Ad