Home Wararka Maanta Xog ku saabsan Rooble iyo Farmaajo oo Maanta Kulmaya

Xog ku saabsan Rooble iyo Farmaajo oo Maanta Kulmaya

0

Madaxweynaha muddo xileedkiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu waddaa in ay kulmaan Saacaddaha soo socda sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah kooxaha dhexdhexaadinta wadda.

Kulanka ayaa diirada lagu saari doonnaa maamulka laamaha Amniga gaar ahaan booliska iyo hay’adda nabad sugida.

Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday ayaa lagu soo waramaya in uu wali ku adkeysanaayo maamulka laamaha Amniga halka uu diidan yahay arintaasi Maxamed Xuseen Rooble.

Labadda Madaxweyne ee waan waanta wadda ayaa dhankooda ayaa sheegaya in ay qabaan rajo wanaagsan oo ku saabsan soo afjarida khilaafka labada dhinac.

 

Ad
Previous articleMidowga Musharaxiinta oo Bayaan culus soo saaray
Next articleGalmudug: dad ceelbiyood ku dhintay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here