Home Wararka Maanta Rayswasaare Xamse oo Casha Sharaf usameeyey Ciyaartoydii Gussha soo Hoysay( Sawiro)

Rayswasaare Xamse oo Casha Sharaf usameeyey Ciyaartoydii Gussha soo Hoysay( Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Addis Ababa cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo shalay ku guuleystay koobka cayaaraha Bariga iyo Bartmaha Afrika ee CECAFA.

Kooxda oo cayaartii u dambeysay uga adkaatay kooxda South Sudan 3 iyo 1, ayaa waxaa berri ay koobka geyn doonaan magaalada Caasimada ee Muqdisho.

Munaasabadda cashada ayaa waxa ka soo qaybgalay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Goleyaasha dowladda.

Ad
Previous articleCiidamo uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur oo Maantay Gaaray Baladweyne(Sawiro)
Next articleCiise Sheekh Ibraahim oo lagu dilay Muqdisho iyo Faahfaahino kasoo baxaya cida dishay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here